Home | Warar | Xoogagga Al-Shabaab oo laga qabsaday Dhoobleey..!!

Xoogagga Al-Shabaab oo laga qabsaday Dhoobleey..!!

image Shabaab

Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanka Dhoobley ee Gobolka J/Hoose, waxaa la xaqiijiyay dhimashada ilaa 10 qof.

Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay deegaanka Dhoobley ee xadka Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo dhex-maray Xoogagga Al-Shabaab iyo kuwa Xisbul-Islaam ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe.

Wararka soo baxaya ayaa intaas ku daraya in uu Dhoobley haatan gacanta u galay Xoogagga Axmed Madoobe.Laakin warar kale ayaa tibaaxaya in weli la maqlayo xabadda oo ayan istaagin.

Kasmo Online..

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text