Faallo
'Baarlamaanka KMG ah iyo Roadmap-ka' - Faallo uu daabacay Wargeyska Kasmo
Hey’adda sharci dejinta Soomaaliya, waqtigan la joogo waa Baarlamaanka KMG ah. Kuwaas oo shuruucda dejiya, doorta Madaxweynaha, xilkana ka qaada, kalsooni siiya Xukuumadda ama u



