Afrika iyo World Cup 2010
Ciyaari waa gelin dambe iyo kooxaha qaarkood oo aan weli rejo dhigin
Cid kasta ha ku guuleysatee, dalka South Afrika iyo guud ahaan qaaradda Afrika waxaa sharaf u ah in ay iyagu martigeliyeen Koobka Adduunka ee ciyaartiisu hadda socoto oo si asqaraar leh uga socota Garoomo kala duwan.17ka Juun oo khamiis ah, Mexico ayaa muquunisay kooxdii France oo la diray 2-0, halkaas oo rejadii France ee World Cup 2010 uu ku yimid guuldarro. Argentine ayaa iyaduna Kuuriyada Koofureed uga adkaatay 4-1, halka Greece ay iyaduna Nigeria uga adkaatay 2-1. Dhibcaha ay kala haysteen dalalkii hore u cayaaray:-
Spain 0-1 Switzerland Honduras 0-1 Chile Brazil 2-1 North Korea Côte d'Ivoire 0-0 Portugal Talyaaniga 1-1 Paraguay Netherlands 1-0 Japan Germany 4-0 Australia Ghana 1-0 Serbia Slovenia 1-0 Algeria England 1-1 USA Argentine 1-0 Nigeria France 0-0 Urugway K/ Africa 1-1 Mexico.
La soco cayaaraha ....




